Agaasimaha Cisbitaalka Magaalada laascanood Oo Beeniyay In Ay Diideen Daawaynta Dadkii Ku Dhaawacmay Banaan Baxyada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Agaasimaha Cisbitaalka Magaalada laascanood Oo Beeniyay In Ay Diideen Daawaynta Dadkii Ku Dhaawacmay Banaan Baxyada!
December 30, 2022 - Written by Editor:

Agaasimaha Cisbitaalka Magaalada laascanood Oo Beeniyay In Ay Diideen Daawaynta Dadkii Ku Dhaawacmay Banaan Baxyada, Isagoo sheegay in cisbitaalka ufuran yahay dadka islamarkaana lagu daweeyay cidkasta oo loo keenay.

COMMENTS
LINKS