|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Xili Uu Dhaliilayay Xisbiga Waddani, Su,aal laga Wadiiyay Lacagta Covid19 Ee Wasaaradu Ka Qaado Dadka Dhoofaya Ku Haftay!
November 23, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W.N)-Wasiirka wasaarada caafimaadka somaliland xasan gaafadhi ayaa eedo culus ujeediyay madaxda xisbiga waddani oo maalintii shalay booqday dadka xanuunka xumada ujiifa dhakhtarka hargaysa oo ay ka dayriyeen xaalada daryeel ee dhakhtarka Sidoo kale wasiirka xasan gaafadhi oo guda jira dhaliisha xisbiyada mucaaridka ayaa su,aal laga waydiiyay 45$ ee wasaarada caafimaadka ka qaado dadka dhoofaya oo caalamku joojiyeen ayaa tahli kari waayay in uu jawaab ka bixiyo isagoo sheegay in markale la waydiiyo su,aashaa! HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN
Related posts:“Raali Galin Buuxda Ayaa Looga Fadhiyaa Madaxweyne Biixi Khudbadiisii Degmada Agabar…”Fariin Toos ah... Mujaahid Siciid Indhool oo Ku Amaanay Xukuumada Somaliland Sida Quruxda Badan Usoo Afjartay Shaqaad... DAAWO; Hoggaanka Xisbiga Waddani Oo Soo Dhawaynta Balaadhan ku Qaabilay Siyaasiyiin iyo Taageeraya... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|