Wasiir kuxigeenka Cadaalada Oo Sheegay In Aanay Suurto gal Ahayn In Xisbiyada Mucaaridku Yidhaahdaan Madaxwaynaha Ma Aqoonsanin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir kuxigeenka Cadaalada Oo Sheegay In Aanay Suurto gal Ahayn In Xisbiyada Mucaaridku Yidhaahdaan Madaxwaynaha Ma Aqoonsanin.
November 13, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada cadaalada somaliland mahdi cismaan buuri ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed dalka iyo khilaafka cakiran ee udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka isagoo sheegay in aanu madaxwaynuhu jeclayn in ilmayar wax la yeelo

Sidoo kale wasiir mahdi ayaa ka hadlay mawqifka xisbiyada mucaaridka ka qaadanayaan xukuumada madaxwaynaha.

COMMENTS
LINKS