|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Caafimaadka Jsl Oo Shaacisay Tirada Dadka Ugeeriyooday Xanuunka Xumada!
November 10, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka ayaa ka waramay xanuunka xumada oo shacab badan oo reer somaliland ku dhacday labadii bilood udanbeeyay Sidoo kale agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka ayaa sheegay in 26qf ugeeriyoodeen xanuunka xumada oo ah inta la diwaangaliyay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|