Sh. Maxamed Cabdi Carab Oo Ka Hadlay Amar Wasaarada Diinta Iyo AwqaaftuKu Joojisay Barnaamijyo Diiniyo Oo Culimo Uu Kamid Yahay Kasii Dayn Jireen Radio Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sh. Maxamed Cabdi Carab Oo Ka Hadlay Amar Wasaarada Diinta Iyo AwqaaftuKu Joojisay Barnaamijyo Diiniyo Oo Culimo Uu Kamid Yahay Kasii Dayn Jireen Radio Hargaysa.
November 7, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Maxamed cabdi Carab oo kamid ah culimada waawayn ee reer Somaliland ayaa ka hadlay amar kazoo baxay wasaarada diinta iyo awqaafta oo culimo uu kamid yahay ka joojisay barnaamijyo diiniya oo ay ka siidayn jireen Idaacada dawlada ee Radio Hargaysa oo uu sheikh carab kasii dayn jiray casharada diiniga inka kabadan 34sano

Sheikh carab ayaa amarka kazoo baxay wasiirka diinta iyo awqaafta ku tilmaamay mid la yaable isagoo sheegay lagu wargaliyay In la joojiyay barnaamijkiisii

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS