|
|||||
WAJAALE NEWS
“Mustafe Jig Jiga Iyo Deegaanka Somalida Waxa Uu Ka Qabtay, Taariikhda Ayaa Qori Doonta”Prof Axmed I. Samater.
November 12, 2022 - Written by Editor:JIG JIGA(W,N)-Prof Amed Ismaaciil Samater Gudoomiyha Urur Siyaasadeedka Hilaac ayaa magaalada jig jiga ee dawlad deeganka somalida kaga qaybgalay bandhiga caalamiga ee buugaagta ayaa madaxwaynaha dawlad deegaanka uga mahad celiyay casuumada uu ufidiyay iyo waxa uu qabtay ismaamulka somalida Sidoo kale Prof Samater ayaa ka waramay muhuumada ay reer jig jiga uleedahay bandhiga buugaagtu iyo faa,iidooyinka laga helo qoraalka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:"Markii Wax Walba La Dhammeeyay, Waxa Aynu Maraynaa In La Iibiyo Garoomadii Ciyaaraha Iyo Xeryihii C... Saadaasha Fursadeed Ee Gudoomiye Cirro u Haysto in Uu Noqdo Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaliland. Madaxweyne Ku-xigeenka oo Safarkiisii Maraykanka u baajiyey Khilaafka Dhismaha Golaha dhexe ee Kulmi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|