Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargaysa.
November 10, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga waddani iyo musharaxa madaxwayne ee xisbiga iyo waftigii ay hogaaminayeen ee safar ugu maqnaa gobolada bari ee dalka ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay caasimada hargaysa taasi oo kumanaan taageerayaasha xisbigu kaha hortageen duleedka caasimada.

 

 

COMMENTS
LINKS