|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Ee Gobolka Gabiley Oo Si Cadho Leh Uga Jawaabay Hadal Kasoo Yeedhay Xoghayaha Xisbigooda!
November 16, 2022 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Xoghayaha xidhiidhka gobolada iyo degmooyinka ee xisbiga wadani oo uu weheliyo cabdiqaadir daahir ismaaciil oo maanta shir jaraa,id ku qabtaymagaalada gabiley ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal kasoo yeedhay xoghayaha guud ee xisbiga waddani kaasi oo ay sheegeen in hadalkiisu ka caydhiisiinayo dadka reer gabiley ee taageersan xisbigooda islamarkaana aanu gabiley lahayn muuse biixi hadalkiisu dhaawacayo taageerada musharax cabdiraxmaan cirro. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Door-roonihii Da'dii Aan Ogaa: Mujaahid Maxamed Ibraahin Xirsi (Bashiir) (1956kii - 1987kii) Qalinka... Daawo: Maayarka Gabiley oo Maanta soo DHaweeyey Wefdi Ganacsato turki ah oo Maalgashi u yimi somalil... Jadwalka Isreebreebka Champions League Oo La Soo Saaray iyo Halka Ay Ku Dhacday Manchester United. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|