|
|||||
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Baanka Dhexe Jsl Oo Kulan La Qaatay Gudida Dabagalka Hantida Qaran Ee Golaha Wakiilada.
November 16, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha baanka dhexe ee somaliland oo ay weheliyaan agaasimaha baanka iyo xubno kale ayaa kulan la qaatay gudida dabagalka iyo ilaalinta hantida qaranka ee golaha wakiilada somaliland Kulan ah oo ahaa mid saxafada dibad joog ka ahayd ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa ka warbixiyay gudoomiye kuxigeenka labaad ee golaha wakiilada iyo guoomiyaha baanka dhexe ujeedada kulankan iyo arimaha ay wada hadleen. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO; Xildhibaan Axmed Cabdi Kaahin Oo U Tartamay Gudoomiye kuxigeenka Golaha Wakiilada Ayaa Eedo C... Wasiirka Ciyaaraha Jsl Oo Shaaciyay Wakhtiga La Qabanayo Horyaalka Kubada Cagta Ee Gobolada Somalila... Guddomiyaha Xisbiga Mucaaridka Waddani oo ka gaabsaday in uu si cad u qaadaco heshiiskii dhexmarayo ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|