Maamulka Gobolka Gabiley Oo Deegaanka Ceel Xadi Ka Dhagax Dhigay Ceel Biyood. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka Gobolka Gabiley Oo Deegaanka Ceel Xadi Ka Dhagax Dhigay Ceel Biyood.
November 22, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka iyo madaxda haayada Direct Aid ayaa deegaanka ceel xadi ee gobolka gabiley ka dhagax dhigay ceel biyood kaasi oo ay hirgalinayso haayadani.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS