Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Magaalada Berbera Ku Qaabiley Qaxoonti kasoo Cararay Dagaalada ka Socda Dalka Yemen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Magaalada Berbera Ku Qaabiley Qaxoonti kasoo Cararay Dagaalada ka Socda Dalka Yemen.
November 28, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga Iyo Barakacayaasha qaranka jsl iyo masuuliyiin kale ayaa magaalada berbera ku qaabiley 189 oo Somali ah oo kazoo cararay dagaalada wali ka socda dalka yemen.

Dadka qaxoontiga ah ayaa waxaa magaalada berbera keentay doon kazoo qaaday daka yemen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS