Golaha Wakiilada Oo Soo Bandhigay Liiska Wasaaradaha Iyo Haayadaha Dawlada Ee Lacagaha Sharci Darada Ah Shacabka Ka Qaada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiilada Oo Soo Bandhigay Liiska Wasaaradaha Iyo Haayadaha Dawlada Ee Lacagaha Sharci Darada Ah Shacabka Ka Qaada!
November 27, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan timo jilic oo katirsan Gudi Hoosaadka  dabagalka ee goaha wakiilada ayaa soo bandhigay liiska wasaarada iyo haayadaha dawlada ee shacabka ka qaada lacagaha sharci darada kuwaasi oo uu sheegay in aan dib looga qaadi doonin.

COMMENTS
LINKS