|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Maraykanka Oo Xabsiga Utaxaabtay Col Tuke Oo kamid Ahaa Saraakiishii Somaliya Ee Xasuuqa Ka Gaystay Somaliland.
November 19, 2022 - Written by Editor:USA(W,N)-Ciidamada Amaanka Mareykanka ayaa xabsiga dhigay Colonel Yuusuf Cabdi Cali ( Tuke) oo ah sarkaal ka tirsanaa ciidamadii milatariga Soomaaliya ee dawladdii kacaanka . Tuke oo lagu xidhay magaalada Springfield oo ka tirsan gobolka Virginia, waxa lagu soo eedeeyay in uu dil , jidh-dil iyo dambiyada kale oo ka dhan bini aadanimada gaystay intii u dhaxaysay 1987 illaa 1988 sida ay sheegtay waaxda arrimaha gudaha Mareykanku . Sarkaalkan, ayaa waxa hore dacwad ugu soo oogay ehelada dadkii dhibaatadu ka soo gaadhay ciidamadii uu taliyaha u ahaa Colonel Tuke oo fadhigoodu ahaa Gabiley. Related posts:Daawo: Warbixin Khilaafkii Xisbiga Kulmiye Oo Qarka U Saaran In Uu Mar Kale Istaadhmo,Laacdanka Gudo... Safiirka Shiinaha U Fadhiya Muqdisho Oo Kordhiyey Farriimaha Adag Ee Uu Warbaahinta U Mariyo Taiwan ... "Somaliland Waxay Samaysay Wax Ay Sameeyeen Dalal Aan Badnayn Oo Afrikaan Ah"Warbaahinta Maraykanka. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|