DAAWO;-Masuuliyiinta Urur Siyaasadeedkii Miisaan Oo Ka Hadlay Sobobta Ay Uhadheen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Masuuliyiinta Urur Siyaasadeedkii Miisaan Oo Ka Hadlay Sobobta Ay Uhadheen!
November 20, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Masuuliyiinta sare ee urur siyaasadeedka miisaan oo ku hadhay tartankii madaxtaabashada ee ururada ayaa markii uhoraysay ka hadlay sobobta ay uhadheen

Sidoo kale masuuliyiinta urur siyaasadeedka miisaan ayaa fariin udiray taageerayaashoodii

Dhanka kale masuuliyinta ayaa ka hadlay xaalada dalka iyagoo fariimo ukala diray xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS