DAAWO;-Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley Oo Jawaab Kulul ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Xoghayaha Xisbiga Waddani. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Cuqaasha Iyo Waxgaradka Gobolka Gabiley Oo Jawaab Kulul ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Xoghayaha Xisbiga Waddani.
November 18, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Cuqaasha iyo waxgaradka gobolka gabiley ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal dhawaan kazoo yeedhay xoghayaha guud ee xisbiga waddani oo xili uu madaxwayne biixi la hadlay gabiley la masaalay garbahaaraydii Siyaad bare

Odayaashan ayaa sheegay in aanu xisbiga waddani ahayn xisbi qaran gabileyna ay cadeeyeen sida ay uga maarmeen.

 

COMMENTS
LINKS