DAAWO;-Aragtida Shacabka Reer Hargaysa Oo Udhegtaagaya Go,aanka Xisbiyada Mucaaridka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aragtida Shacabka Reer Hargaysa Oo Udhegtaagaya Go,aanka Xisbiyada Mucaaridka!
November 13, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Shacabka kudhaqan caasimada hargaysa iyo guud ahaan Somaliland ayaa ilaa xalay udhegtaagaya go,aanka laga filan karo xisbiyada mucaaridka iyo in mar uun xal laga gaadho khilaafka cakiran ee dalka ka taagan.

COMMENTS
LINKS