Wasiirka Maaliyada Oo Golaha Wakiilada Horgeeyay Odoroska Miisaaniyada 2023! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Maaliyada Oo Golaha Wakiilada Horgeeyay Odoroska Miisaaniyada 2023!
October 31, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada maaliyada oo ay weheliyaan masuuliyiinta wasaaradu ayaa golaha wakiilada horgeeyay odoroska miisaaniyada 2023 iyo korodhka sanadkan

Sidoo kale wasiirka maaliyada ayaa golaha wakiilada ka hor sheegay in ay miisaaniyadii 2022 ee sanadkan oo ku yimid hoos udhac.

COMMENTS
LINKS