|
|||||
WAJAALE NEWS
Taageerayaasha Urur Siyaasadeedka Shacabka Somaliland Ee Magaalada Boorama Oo Muujiyay Cududooda!
October 20, 2022 - Written by Editor:BOORAMA(W,N)-Taageerayaasha urur siyaassadeedka shacabka Somaliland ee SPP Ayaa maanta wacdaro ka dhigay magaalada boorama oo ay bilaabantay madaxtaabashadii gudida diwaangalinta Dhanaka kale Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka SPP Ayaa umahad celiyay taageerayaashoodu Magaalada boorama sida ay umuujiyeen cududooda isagoo fariin udiray taageerayaasha ururka ee hargaysa.
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|