GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley oo ay weheliyaan xildhibaano katirsan golaha deegaanka gabiley ayaa gabadhii Xuda Xuseen ee habeenkii xalay lagu qabtay gabiley kadib markii ay shaacisay in ay nafteeda haligayso duruufo ku xeeran awgeed maanta kusoo wareejiyay odoyaasha qoyskeeda.