|
|||||
WAJAALE NEWS
Liiska Dadka Qaadhaanka Ugu Yaboohay Fanaan Cabdinaasir Macalin Caydiid Oo La Shaaciyay Iyo Madaxtooyada Jsl Oo Bixisay 3000$.
October 11, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Liiska dadka bixiyay qaadhaan loo ururiyay fanaan cabdinaasir macalin caydiid oo xaalad caafimaad ujiifa magaalada hargaysa ayaa la shaaciyay kuwaasi oo qof qof loo sheegay inta ay bixiyeen Sidoo kale madaxtooyada Somaliland ayaa qadhaanka lagu caawinayo fanaanka ku darsatay 3000dollar oo kaliya taasi oo fajac ku noqotay shacabka Somaliland iyadoo laga filayay in ay xukuumad ahaan uqaadaan dhakhtar dibadeed. HALKAN KAGA BOGO LIISKA IYO QOF KASTAA WAXA UU BIXIYAY; Related posts:DAAWO;-Munaasibad Loogu Ducaynayay Caaqil Axmed Ciise Cawaale Oo Lagu Qabtay Deegaanka Botor Ee Gobo... DAAWO;Wefti Culus Oo Ka Socda Dawladda Itoobiya Uuna Hogaaminayo Wasiirka Maaliyadda Federaalka Ito... Shaqo Joojinta Hiliblaha Oo Maalintii Labaad Gashay+Cabashadooda iyo jawaabta Maandeeq iyo Dawladda ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|