“In Halkan Xadka La Dhigaa Golaha Deegaanka Ee Hargaysa, Ugama Dhigna Hunguri Iyo Dhul Boob”Maayar Cabdikariim. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“In Halkan Xadka La Dhigaa Golaha Deegaanka Ee Hargaysa, Ugama Dhigna Hunguri Iyo Dhul Boob”Maayar Cabdikariim.
October 24, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xukuumada Somaliland ayaa maanta rartay kaantaroolada caasimada hargaysa ee sallaxley kaasi oo la geeyay goob cusub islamarkaana ay caasimadu xukumi doonto deegaamo cusub ooh ore uga mid ahaa degmada sallaxley.

Masuuliyiin xukuumada katirsan oo iskugu jira wasiiro iyo agaasimayaal uu weheliyo maayarka caasimada hargaysa ayaa ka hadlay ujeedada loo raray kaantaroolka iyadoo la rari doonan kuwo kale

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS