Gudoomiyihii Televisionka Horyaal24 Oo Goordhawayd Ku Geeriyooday Magaalada Adis ababa Ee Dalka Itoobiya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyihii Televisionka Horyaal24 Oo Goordhawayd Ku Geeriyooday Magaalada Adis ababa Ee Dalka Itoobiya.
October 22, 2022 - Written by Editor:

ADIS ABABA(W,N)-Alle ha,unaxariistee waxaa goordhawayd magaalada adis ababa ku geeriyooday gdoomiyihii tvga Horyaal 24 marxuum Sayid Cismaan Mire oo xaalad caafimaad uyaalay maalmihii udanbeeyay.

Dhanka kale maamulka tvga horyaal24tv ayaa ka hadlay geerida ku timid gudoomiyihii televisionka.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS