|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka SPP Oo Umahad Celiyay Taageerayaasha Ururka Ee Magaalada Berbera Oo Siwayn Umuujiyay Cududooda!
October 25, 2022 - Written by Editor:BERBERA(W,N)-Taageerayaasha urur siyaasadeedka shacabka Somaliland ee magaalada berbera ayaa siwayn isugu soo baxay Madax taabashadii maanta ee gudida diwaan galinta ururka Iyagoo kor Udhaafay tiradii 1000qof ahayd ee laga doonayay.
Gudoomiyaha urur siyaasadeedka shacabka somaliland ee spp saleebaan ciise xagle toosiye ayaa uga mahad celiyay sida ay umuujiyeen cududooda Dhanka kale gudoomiye xaglo toosiye ayaa fariin udiray taageerayaasha ururka spp ee gobolada togdheer,sool iyo sanaag oo iyaga lagu qaban doono madaxtaabashada. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO; Wajigii labaade Ee Baraamjika Afuri Walalkaa Iyo Ururka Walaalaha Gobolka Gabiley oo Gaadhsii... Dadkii loo Xidhxidhay Khilafkii Xusbiga Kulmiye Oo Aan Wali Lasiidayn iyo Xukuumada oo Heshiishkii K... Shan Kamida Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Dib Uhelay Xoriyadoodii+Sobobta Hal Xildhibaan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|