Fanaan Cabdinaasir Macalin Caydiid Oo Xaaladiisa Caafimaad Culus Tahay Iyo Fariin Murugo Leh Oo Uu Usoo Diray Shacabka Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Fanaan Cabdinaasir Macalin Caydiid Oo Xaaladiisa Caafimaad Culus Tahay Iyo Fariin Murugo Leh Oo Uu Usoo Diray Shacabka Somaliland.
October 10, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Fanaan. Mulaxam cabdinaasir macalin caydiid oo mudooyinkii danbe xaalad caafimaad ujiifay ayaa fariin murugo leh usoo diray shacabka Somaliland oo uu ka dalbaday in ay usoo gargaaraan

Sidoo kale cabdinaasir macalin caydiid ayaa sheegay in wasaaradii wwarfaafintu ay mushaharkiisii qayb ka jartay gargaar ay ufidiso daaye.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS