|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Burburka Iyo Dhaawaca Ku Yimid Wadadii Kalabaydh & Wajaale Iyo Cida Leh Masuuliyadeeda!
September 24, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Mareeyaha wakaalada horumarinta wadooyinka Somaliland oo ay weheliyaan gudida mashruuca berbera cooridor ayaa ka hadlay burburka iyo dhaawaca ku yimid wadada isku xidha kalabaydh iyo wajaale oo aan wali la dhamaystirin.
Mareeyaha haayada wadooyinka ayaa sheegay in aanay wali wadadan kusoo wareejin shirkadii dhisaysay islamarkaana ay kala wareegi doonaan marka ay dhamaystiraan hagaajiyaana waxyaabaha ku yimid. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo:Daawo Garabka Faysal Cali Waraabe Oo Qaadacay Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid Oo Shalay ay Maga... “Madaxwaynaha Waxaan Xusuusinayaa, In Waxa Aad Maanta Raga Ku Samaynayso Ay Tahay Wixii Aad Ka Talo... Prof Ibrahim Meecaad Oo Si Qotodheer Uga Hadlay Siyaasada Arimaha Dibada Somaliland Iyo Xidhiidhkii ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|