|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Jsl Oo Jawaab Cad Ka Bixisay Qoraal Kasoo Baxay Maamulka Somaliya Oo Ay Somaliland Kula Sintay Maamul Goboleedyadeeda!
September 2, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada Somaliland cabdixakiim siciid bustaale ayaa jawaab cad ka bixiyay qoraal kazoo baxay wasaarada waxbarashada somaliya oo deeq barasho ay Somaliland kula sintay maamul goboleedyada somaliya taasi oo uu ku gacan saydha sheegayna in aanay Somaliland maamulka somaliya marti uga hayn deeqaha waxbarasho ee ay dalalka caalamku bixiyaan. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO;- Wasiirka Waxbarashada Oo Magaalada Ballay Gubadle Ka Dhagax Dhigay Xarunta Wasaarada Ee Gobo... Daawo:Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa Oo Eedo Culculus U Laqimay Xisbiga Kulmiye Kana Hadlay Dib U Dha... “Jecliyaa Inuu Dabaqa 9-aad Iska Soo Tuuro Oo Madaxu Qarxo Waa Sida Keliya Ee Dhibtiisu Somaliland K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|