|
|||||
WAJAALE NEWS
Xldhibaan Sheegay In Laga Been Abuuray Isaga Iyo Xildhibaano Kale Oo Katirsan Golaha Wakiilada Magacyadooda
September 24, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan bile oo katirsan golaha wakiilada somaliland ayaa sheegay in laga been abuuray magaciisa iyo sexeexiisaba isaga iyo xildhibaano kale kaasi oo lagu daray kuwo golaha wakiilada ugudbiyay cabasho ay ka qabaan mooshinkii goluhu ugudbiyay golaha guurtida. Xildhibaanada liiskan qortay ayaa ahaa xildhibaano xukuumada taabacsan balse in ka badan 12xildhibaan ayaa la sheegay in laga been abuurtay magacooga iyo sexeexyadoodaba. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Daawo:Maayor ku Xigeenkii Hore ee Boorama Oo Xabsiga Loo Taxaabay Iyo Ujeedada Ka Danbaysa Xadhigiis... “Hadeer Markaad Hadasheen, Aniga Ayaad Idhaliilayseen, Aniga Ayuu Ahaa Ninkii Muuse Horboodayay Ee M... Ururka Qareenada Somaliland Oo Warsaxaafadeed ay Soosaareen Xukuumada Ugu Baaqay In Sharcigu Shaqeey... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|