HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga kulmiye oo ay weheliyaan masuuliyiinta sar sare ee xisbigu ayaa maanta gudida diwaangalinta ururada iyo ansixinta asxaabta qaranka ugudbiyay shuruudihii looga baahnaa xisbiyada jira ee uuu ku waajibiyay xeer 14,