|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaanada Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay In Laysa Saaro Doorashada Madaxtooyada Iyo Ta Ururada Siyaasada!
September 19, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xldhibaano katirsan golaha wakiilada ayaa saaka golaha horkeenay laba mooshin kuwaasi oo la mariyay la taliyaha sharci islamarkaana uu sheegay in ay sharci yihiin Sdoo kale xildhibaanada golaha ayaa cod uqaaday labadan mooshin oo mid ahaa in la isa saaro doorashada ururada siyaasada iyo ka madaxtooyada Xildhibaanada ayaa ucodeeyay halkaasi oo ay 33mudane ogolaadeen halka ay ka aamuseen 19 xildhibaan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:“Sidii Ceel-Afweyn Loogu Gurmaday Labadan Beeloodna Ha Loogu Gurmado, oo Si Dhaba oo Ficil Leh Wax H... HALKAN KA DAAWO: NIN TURKI AH OODALXIIS KU MARAYA S/LAND OO DHAN ISAGOO MOTO WATA IYO SIDA U UGA YA... Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Ugu Baaqay Garsoorka In Ay Si Cadaalad Ah U Qaadaan Kiisaska Dacwada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|