|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaanada Aqlabiyada Golaha Wakiilada Oo Kulan Yeeshay Iyo Xil. Maxamed Xasan Oo Ka Warbixiyay Ujeedada Shir!
September 25, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha wakiilada ee kala taageersan xisbi xaakimka Kulmiye iyo ururada siyaasada oo kor udhaafaya 42xildhibaan ayaa kulan ku yeeshay magaalada hargaysa kaasi oo ay kaga arinsanayeen waxa ay ka yeelayaan mooshinkii xeerarka doorasooyinka ee mucaridka iyo shir gudoonka goluhu ansixiyeen 19bishan kaasi oo ay kazoo horjeestaan xildhibaanaa. Shirkan oo saxaafadu Dabad Joog ka ahayd ayaa markii uu soo dhamaaday waxaa warbaahinta uga warbixiyay Xildhibaan Maxamed xasan siciid oo kamid ah xildhibaanada ururada siyaasada ka socday HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Siyaasi Maxamuud Ibraahim , Oo Kamida Masuuliyiin Sare Ee Xisbiga KULMIYE Dalka Sweden Oo S... Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Somaliland Oo Iclaamiyay Salaad Roob Doon Ah In Laga Tukado dalka oo dh... DAAWO; Dadwaynaha Ku Dhaqan Xaafada Ganad Ee Degmada Ibraahin kood buur Oo Sida fiinta Uga Qayliye... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|