|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Yaxye Araarse Oo Gudoomiyaha Golaha Guurtida Ku Bogaadiyay Soo Celinta Xeerar Golaha Wakiilada Khilaaf Ka Dhex Abuuray Ee loo Soo Gudbiyay!
September 28, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan Yaxye Amiin “Yaxye araarse” oo kamid ah xildhibaanada golaha wakiilada ee ksoo baxay xisbi xaakimka kulmiye ayaa gudoomiyaha golaha guurtida ku bogaadiyay xeerar golahoogu usoo gudbiyeen oo muran ka dhex dhaliyay xildhibaanada golaha wakiilada. Dhanka kale xildhibaan yaxye araarse ayaa ka hadlay sobobta keentay in xildhibaanada golaha wakiiladu isku khilaafaan xeerarkan oo ay wateen mudanayaasha mucaaridka ahi isagoo shir gudoonka golaha waiilada uga digay in aanay mar danbe ku kicin khaladkii hore ee ay usameeyeen ee xeerarkan. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Wafti Xukuumada Ka Tirsan oo Gurmad gaadhsiiyay Magaalada Salaxlay oo ay Ka Da'een Roobab Duufaano W... Kala Qaybsanaanta Bulshada Somaliland, Cidda Kaliya Ee Ay Faa'iidada Utahay Waa Cadowga Somaliland!!... “Waxaynu Isku Haysano Xal Waynu Ka Gaadhi La’nahay, Somaliya Hub Urursi Ayey Ku Jirtaa”.Xildhibaan Q... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|