|
|||||
WAJAALE NEWS
Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Xabsiga Baki Ku Booqday Maxaabiis Xisbiga Katirsan Iyo Suldaan Ibraahim Sulub!
September 6, 2022 - Written by Editor:BAKI (W,N)-Wefti uu hoggaaminayo Musharraxa madaxweyne ee Xisbiga WADDANI mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta Jeelka degmada Baki ee gobolka Awdal ku booqday masuuliyiinta xisbiga ee ilaa horraantii bisha August sida sharci darrada ah halkaasi ugu xidhan xukumadda wakhtigeedu dhammaanayo. Musharraxa iyo masuuliyiinta wehelinayay ayaa u kuur galay xaaladda masuuliyiinta ay ka mid yihiin Xoghayaha ciyaaraha ee Xisbiga iyo guddoomayah gobolka Maroodijeex ee Baki ku xidhan. Gudoomiye kuxigeenka xisbiga Waddani axmed cumar xaaji cabdilaahi (Xamarje) ayaa ka warbixiyay xaalada maxaabiista xisbiga iyo suldaan ibraahim sulub eek u xidhan xabsiga magaalada baki oo katirsan gobolka awdal. Related posts:Haayada Caafimaadka Aduunka Oo Soo Saartay Digniin Ku Waajahan Qaarada Africa Oo La Xidhiidha Covid1... WAR DEGDEG AH- Barclays Bank Oo Ah Baankii U Danbeeyay Ee Ay Xisaabaha Ku Lahaayeen Xawaaladdaha So... Mid Ka Mid Ah Wadamada Islaamka Oo Xulka Qaranka Dumarku Sheegeen In Xidhiidhku Kula Kaco Dhaqamo X... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|