Madxwaynaha Jsl Oo Lagu Soo Dhaweeyay Oodwayne, Kana Hadlay Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka Ka Taagan Iyo Kala Qaybsanaanta Bulshada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madxwaynaha Jsl Oo Lagu Soo Dhaweeyay Oodwayne, Kana Hadlay Khilaafka Siyaasadeed Ee Dalka Ka Taagan Iyo Kala Qaybsanaanta Bulshada.
September 16, 2022 - Written by Editor:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo  oo safar shaqo ku jooga gobolka Daad-madheedh, ayaa maanta si ballaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Oodweyne iyo deegaanno kale oo hoos yimaadda.

COMMENTS
LINKS