Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Rayaale Iyo Hadalkii Uu Ka Jeediyay Qalin Jabinta Ardayda Jaamacada Camuud. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynihii Hore Ee Jsl Daahir Rayaale Iyo Hadalkii Uu Ka Jeediyay Qalin Jabinta Ardayda Jaamacada Camuud.
September 8, 2022 - Written by Editor:

BOORAMA(W,N)-Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo kamid ahaa ardaydii kasoo baxday jaamacadda Cammuud, ayaa si qoto dheer u sharraxay kaalintii uu ku lahaa inay jaamacaddu maanta halkan soo gaadho oo ay kasoo baxaan arday  intaas le’egi.

COMMENTS
LINKS