“Hadalkii Waxaa Dhamaysay Sucaad Carmiye, Haboyartay”Wasiir Kaahin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Hadalkii Waxaa Dhamaysay Sucaad Carmiye, Haboyartay”Wasiir Kaahin.
September 21, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada arimaha gudaha oo ka qaybgalay munaasibada qali jabinta ardayda ka baxday jaamacada abaarso ayaa sheegay in aanay ardaydu ka istaahilin in ay la dul tagaan muran iyo siyaasad taasi oo aanu ka hadal

Sidoo kale wasiir kaahin ayaa sheegay in xaqiiqada jirta ay dhamaysay sucaad carmiye .

COMMENTS
LINKS