|
|||||
WAJAALE NEWS
Haayada Qaxoontiga Iyo Dawlada Hoose Ee Hargaysa Oo Si Wada Jir Ah Uqabtay Kulan Lagaga Arinsayo Dadka Barakacayaasha ah.
September 4, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Shir ay si wadajir ah usoo qaban qaabiyeen Hay’adda Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Qaranka iyo Dawladda Hoose ee Caasimadda Hargeysa ee Hargaysa. Ujeedadiisuna ahayd sidii kor loogu qaadi lahaa adeegyada dadka barakacayaasha ah ee ku nool kaamamka cusub isla markaasina lagu soo casuumay hay’adaha caalamiga ah iyo kuwa qaramada miboobay ee fadhigoodu yahay soomaaliland ayaa waxa ay hay’aduhu falanqayn ka dib balan qaadeen inay wax kala qaban doonaan baahiyaha barakacayaasha. Related posts:DAAWO; Cabdi Good Iyo Xusuusta Shantii Heesood Ee Ugu Layaabka Badnaa Ee Uu Arko + Abwaanada Sameey... Urur Caalamiya Oo Soo Bandhigay Cadaymaha In Midowgii Somaliland Iyo Somaliya Ka Hor Imanayo Sharcig... Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Hadii 1993 Somaliland Aanu Joogeen Marxuum Cigaal In Aan La... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|