|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Maxkamada Sare Jsl Oo Madaxwaynaha Ku Hor Dhaariyay Sedexdii Xubnood Ee Komishanka Doorashooyinka.
September 7, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Axmed, ayaa maanta madaxweynaha hortiisa ku dhaariyey Saddexdii xubnood ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee ay Shalay golaha wakiilladu ansixiyeen.
Related posts:COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|