|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Magaalada Berbera Ku Qaabiley Qaxoonti Tiro Oo Kasoo Cararay Dagaalka Dalka Yemen.
September 29, 2022 - Written by Editor:BERBERA(W,N)-Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga iyo barakacayaasha Somaliland oo ay weheliyaan masuuliyiin ka socda haayadaha caalamiga ee ka shaqeeya arimaha qaxoontiga ayaa magaalada berbera ku qaabiley 15qof oo qaxoonti ah kuwaasi oo kazoo cararay dagaalada ka socda dalka yemen.
Dadka qaxoontiga oo dekeda berbera uu keenay markab ayaa ah dad Somali ah oo kazoo kala jeeda Somaliland iyo koonfurta somaliya. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Wasiirka Caafimaadka Jsl Oo Hortagay Golaha Wakiilada Iyo Su,aalo Laga Waydiiyay Musuq Maasuq Ka Jir... Daawo:Gobolada Galbeedka Somaliland(Gabilay,Awdal iyo Salal) Oo Deeq Taakulo ah Gaadhsiiyay Gudida A... Daawo:“Muusoow Waxad Ku Bushaaraysataa Inaanu Ku Dhisayno Oo Hiil Iyo Hooba Kula Barbar Taaganahay”C... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|