|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Iyo Madaxdhaqameedka Beelaha Garxajis Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Suldaan Cade Gude Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada.
September 3, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudida iyo madaxdhaqameedka beelaha garxajis oo caawa shirk u qabtay magaalada hargaysa ayaa si adag uga hadlay xadhiga xukuumada madaxwayne biixi kula kacday suldaan cade gude, suldaan ibraahim sulub iyo masuuliyiin iyo dad shacabka oo katirsan xisbiyada mucaaridka Madaxdgaqameedkan ayaa xukuumada ugu baaqay in ay si deg deg ah xoriyadooda ugu soo celiso madaxdgaqameedkaa iyo dadka kale ee sifaha sharci darada ay ku xidh xidhay.
Related posts:DAAWO : Boqorka Sucuudiga oo Hakiyay Soo Dhawaynta Madaxwaynaha Maraykanka Kadib Markii Lagaadhay Xi... DAAWO;-Shacabka Somaliland Sidee Ayay U Arkaan Muuqaalkii Uu Soo Duubay Askariga Reer Jabuuti Iyo Ka... Warbaahinta Al Jazera Laanteeda Afka Carabiga Ku Hadasha Oo Sheegtay In Somaliland Hakisay Saldhig M... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|