|
|||||
WAJAALE NEWS
Garyaqaan Mubaarik Oo Jawaab Ka Bixiyay Hadal Aan Qodob Sharci Xanbaarsanayn Oo Kazoo Yeedhay Garyaqaanka Guud Ee Qaranka
September 2, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Garyaqaan mubaarik Aar oo kamid ah barayaasha bahda sharciga ee dalka islamarkaana talooyin waxku ool ah ka dhiibtay muranka doorasho ee dalka ka taagan iyo sida xal loogu heli karo ayaa jawaab ka bixiyay hadal maalinti shalay uu warbaahinta ka sheegay garyaqaanka guud ee qaranka cabdisamad cumar maal kaasi oo gabi ahaanba aanu ku sheegin qodob sharci oo uu ku diidayo in la qabto doorasho isku sidkan Dhanka kae garyaqaan mubaarik ayaa qodobo sharci oo arimaha doorashada u iftiiyay bulshada iyo garyaqaanka xukuumadaba. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Reer Boorama Oo Gaadhi Qaaliya Gudoonsiiyay Wasiirkii Xilka Lagaga Qaaday Shacabkayga Ayaan La Daree... "Golahayaga Guurtida Xiligii Uu Hogaaminayey Sheekh Ibraahin Sh.Yuusuf Sh. Madar Waxa Uu Ku Shaqayn ... Milicsiga Maqaal Uu Madaxwayne Biixi Qoray 1997kii Iyo Dhacdada Maanta Isagoo Xilkii Qaranka Haya! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|