|
|||||
WAJAALE NEWS
Diblamaasi Reer Maraykan Ah Oo Markale Ka Faalooday Mustaqbalka Somaliland Iyo Filashada Aqoonsi Ay Ka Hesho Beesha Caalamka.
September 5, 2022 - Written by Editor:WASHINGTON(W,N)-Kaaliyihii hore ee dawlada maraykanka islamarkaana soo noqday safiir ufdhiya dalal kamid ah qaarada Africa dhawaana kamid ahaa wafti dalka markaykanka ka socday oo safar ku yimid Somaliland ayaa ka faalooday Somaliland iyo sida ay udhisatay hanaan dumuqraadi ah iyo dal horumarsan iyadoo aanay cidi ka caawin isagoo sheegay maamulka somaliya ee lagu taageero cashuurta laga soo ururiyay dadwaynaha maraykanku balse fashilmay Dhanka kale diblamaasiga reer maraykan ayaa sheegay in dhawaan Somaliland dalal waawayn oo dawlada maraykanku ku jirto ay ka heli doonto aqoonsi buuxa/ Related posts:La Taliyihii Arimaha Doorashooyinka Somaliland Xaabsade oo ay Madaxweynaha iyo M/Ku-xigeenka Puntlan... Prof Cabdisalaan Yaasiin Oo Ka Hadlay Xaalada Guud Ee Dalka Iyo Shaqada Looga Baahan Yahay Gudida Do... R-Wajaale: Casharada Ramadaanta Dad Ay Waajib Ku Tahay In Ay Iska Cunaan, Waajibna loogu leeyahay In... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|