|
|||||
WAJAALE NEWS
Ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland Ka Warbixiyay Tirada Dadka Ajaanibka Sharci Darada Kusoo Galayay Dalka Ee Ay Dib Uceliyeen.
September 1, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Taliyaha laanta socdaalka ee gobolka maroodi jeex cabdirashiid ayaa ka warbixiyay talaabooyin ay ciidamada laantu qaadeen la xidhiidha sidii dalka looga saari lahaa dadka sharci darada kusoo galay ee qaxoontiga ah iyo kuwo iyaga oo lug dalka kusoo galaya la qabtay islamarkaana dib loogu celiyay dalkoogii Dhanka kale taliye cabdirashiid ayaa fariin udiray dadka ajaanibka ah ee dalka sharci darada ku jooga dalka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Safiirka Ingiriiska Oo Ka Hadashay Muhiimada Ay Caasimada Hargaysa U leedahay Wadada BY PASS Oo Ay ... Waxgaradka Deegaanka Boocame Ee Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Abaabul Ciidan Oo Ay Deegaanka Ka Wado Maa... Madaxwaynaha Jsl Oo Dhambaal Tacsi Ah Udiray Marxuum Saalim Cubeyd Saalim Oo Ku Geeriyooday Magaalad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|