|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Ka Hadashay Ciidamada Jsl Ee Gaadhay Deegaanka Boocame, Jawaabna Ka Bixisay Hadal Kasoo Yeedhay Maamulka Punthland.
August 6, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland ayaa ka hadlay ciidamada qaranka iyo maamulka gobolka sool oo dhawaan gaadhay deegaanka boocame ee xuduudka udhexeeya Somaliland iyo maamul goboleedka punthland isagoo wasiir kooore bogaadiyay ciidamada qaaranka Sidoo kale wasiirka warfaafinta ayaa jawaab ka bixiyay hadal kazoo yeedhay maamul goboleedka punthand. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Gudoomiye-Xigeenkii Iyo Xoghaya Guud Ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA) Oo Shil Baabuur Ku Dh... Daawo: Waraysi Lala Yeeshay Madaxwaynaha Somaliland Kana Hadlay Xaaladiisa Caafimaad Iyo Sababta Uu ... Faah faahinta ; Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee Qaraxii Shalay Ee Muqdisho Sobobay Oo Sii kordhay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|