|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Jawaab Kulul Siiyay Taliyaha Ciidanka Booliska, Kuna Eedeeyay In Uu Noqday Afhayeenkii Xisbiga Kulmiye.
August 7, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan barkhad batuun oo kamid ah xildhibaanada golaha wakiilada kana tirsan xisbiga mucaaridka ah ee waddani ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal kazoo yeedhay taliyaha ciidanka booliska Gen Dabagale oo uu sheegay in uu ku milmay siyaasada. Sidoo kale xildhibaan barkhad batuun ayaa sheegay in uu sharci yahay banana baxyadu isagoo ciidamada amaanka ugu baaqay in ay aanay xabad ku ridin shacabka oo ah hooyadood iyo walaalahood. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Cilmi-baadhayaal sharaxaad dheer ka bixiyay walaaca iyo xidhiidhka ka dhaxeeya maskaxda bini addamka... Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Ee Gobolka Gabiley Oo ka Hadlay Cida Sobobtay In Xukuumadu ku Dhiirato ... Maamulka Saab Tv Oo Laga Horjoogsaday In Uu Soo Galo Somaliland Iyo Wariye Celi Seenyo Oo Ka Faah Fa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|