|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirada Arimaha Gudaha Iyo Caafimaadka Oo Ka Hadlay Nin Lagu Dilay Deegaanka Ceeryaan Ee Gobolka Sanaag Iyo Rabshado Ka Dhashay!
August 24, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiirada wasaarada arimaha gudaha iyo caafimaadka somaliand ayaa ka hadlay nin lagu diley maalintii shalay deegaanka ceeryaan ee gobolka sanaag oo sobobay in dadwayne ka gadoodsan dilka marxuumkaasi ay maanta mudo haraad rabshado wata ka dhigeen magaalada ceerigaabo kuwaasi oo keenay khasaare iskugu jira dad ku dhaawacmay iyo hanti ay burburiyeen banaan baxayaashu Wasiirka arimaha gudaha ayaa shacabka magaalada ceerigaabo iyo wayeelka ugu baaqay in ay xaalada dejiyaan islamarkaana xukuumadu baadhayso dilkaasi. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Si Kulul Ucanbaareeyay Ganacsade Xalay Lagu Dilay... Daawo:Suldaan Daakir Oo Si Adag Uga Hadlay Xaalada Dalku Galay Madaxwayne Silaanyana Kula Taliyay In... Daawo:Wasaarada Cadaalada Oo Sheegtay In ay Maxaabiista Jeelasha Ku Jirta U Ogolaanyaan Waxyaabo ay ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|