|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cali Guray Oo Sheegay In Somaliland Ku Burburayso Gacanta Muuse Biixi,
August 15, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cali guray ayaa ka hadlay muranka siyaasadeed ee dalka ka taagan, mudo haraadadii dalka ka dhacay iyo dadkii ku dhintay oo aan wali la aasin Sidoo kale siyaasi cali guray ayaa sheegay in aanay somaliland suurto gal ka ahayn doorasho aan laysla ogolayn in aanay ka qabsoomay Dhanka kale cali guray ayaa madaxwayne biixi ku eedeeyay in uu isgu dalka burburinayo islamarkaana khilaafka udhexeeyay mucaaridka uu isagu wado masuulna ka yahay dadkii ku dhintay banaan baxyadii. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo:Wadciga Siyaasadeed,Abaareed,Sixirbarar Iyo Muranka Doorasho ee Dalka Ka Jira Oo Ka Qaylisiiya... Warbaahinta Dunida Oo Wax ka Qortay 30 Guurada Ka Soo Wareegtay Madax-banaanida Somaliland Iyo Aqoon... DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Dhismaha Xarunta Maamulka Magaalada Kalabaydh COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|