Qaarkamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Sheegay In Gabiley Uu Ka Dhacayo Banaan Baxa Xisbiyada Mucaaridu Iclaamiyeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Qaarkamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Sheegay In Gabiley Uu Ka Dhacayo Banaan Baxa Xisbiyada Mucaaridu Iclaamiyeen.
August 10, 2022 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Qaarkamid ah xildhibaanada golaha deegaanka gabiley ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi iyo wasirkiisa arimaha gudaha

Sidoo kale xildhibaanada ayaa sheegay in gobolka gabiley uu ka dhacayo mudo haraadka ay shaaciyeen xisbiyada mucaaridka ee maalinta bari ah loo qoondeeyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS