Madaxwaynaha Jsl Oo Magacaabay Gudi Wasiiro ah Oo Baadhaysa Khasaarihii Ka Dhashay Banaan Baxii Xisbiyada Mucaaridka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Magacaabay Gudi Wasiiro ah Oo Baadhaysa Khasaarihii Ka Dhashay Banaan Baxii Xisbiyada Mucaaridka.
August 16, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxwayne Biixi oo gudi wasiiro ah Umagacaabay baadhista Khasaarihii ka dhashay Banaan bixii xisbiyada Mucaaridka oo aan wali Aasin Maydadka Dadkii ku Dhintay.

Sidoo kale Madaxwayne biixi ayaa gudida faray in ay ka shaqeeyaan sidii loo gaadhi lahaa Xal waar.

COMMENTS
LINKS