|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Ka Warbixiyay Kulan Labada Xisbi La Yeesheen Wasiirka Arimaha, Sheegayna In Xukuumadu Ogolaatay Mudo Haraadka
August 9, 2022 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Hogaanka xisbiyada mucaaridka ee wadani iyo ucid ayaa kulan la qaatay wasiirka arimaha gudaha jsl oo ay weheliyeen masuuiyiin kale oo xukuumada katirsan kaasi oo lagaga wada hadlay banana baxyadii ay dalbadeen xisbiyada mucaaridka Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa faah faahin ka bixiyay kulan oo uu sheegay in xukuumadu ogolaatay banana baxyadii xisbiyada mucaaridku dalbadeen. Related posts:Isku Shaandhayntii U Danbaysay Ee Uu Sameeyo Madaxwayne Silaanyo Oo Dajinta Shaxdeedu Gabogabo Maras... “Miyaanay Ahayn In Madaxweynuhu Yidhaa Talaabo Lama Qaadi Karo Aniga La'aantay Mise Isaga Laftiisa A... Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay Oo Biixi Iyo Farmaajo Ugu Baaqay Inay Dib U Bilaabaan Wada Hadal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|