Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barkacayaasha Oo Ka Hadlay Talo Soojeedintii Gudida Ganacsatada Iyo Aragtida Xisbiga Kulmiye. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barkacayaasha Oo Ka Hadlay Talo Soojeedintii Gudida Ganacsatada Iyo Aragtida Xisbiga Kulmiye.
August 29, 2022 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka cabdikariim axmed maxamed (xinif) oo katirsan gudida fulinta ee xisbiga kulmiye ayaa k hadlay talo soo jeedintii ay gudida ganacsatadu kazoo saareen muranka doorashooyinka ee dalka ka taagan iyo aragtida uu xisbiga kulmiye ka qabo.

COMMENTS
LINKS